Business Victoria - start, run and grow your business
Business Victoria

Advanced Search

Business Victoria - Somali

Qiimaynta shahaadada

Ogeysiin muhiima oo ku saabsan adeegyada  OQU

Marmarka qaarkood codsiyada adeegyada OQU (Overseas Qualification Unit) oo dadka mihnadlayaasha oo xaqa u leh ayaa siyaadaa, taas oo keenta inuu si ku meel gaara u kordho waqtiga ay qaadato in lagu dhamaystiro qiimaynta. Marka taasi dhacdo, da’daal siyaada ah ayaa la sameeyaa si hoos loogu dhigo mudadaas intii suurtagala.

Fadlan ogsoonow OQU ma awoodo inay bixiso mutarjum ama adeega tarjumaada qoraalka. Macluumaad intaas ka badan oo ku saabsan meesha macmiilayda OQU laga yaabo inay ka heli karaan caawimo turjumaan iyo tarjumida qoraalku waa kuwan soo socda:
Adeega Tarjumaada iyo Tarjumida Qoraalka ama VITS LanguageLink
13 22 15



Text size: Reduce text sizeIncrease text size
Who Can Help? - Business Victoria on 13 22 15 (local call cost, within Australia)
or + 61 3 9651 9999 (International)
Site Index